Jeneraal ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo goor dhow Muqdisho lagu dilay

Warar na soo gaaray goor dhow ayaa sheegaya in Jeneraal ka tirsanaa ciidanka dowlada lagu dilay degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho. Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey) oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa la tilmaamay in lagu dilay meel ku dhow hoygiisa oo ku yaalla agagaarka Ex-Warshadii caanaha ee degmada Hodan. Warar … Continue reading Jeneraal ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo goor dhow Muqdisho lagu dilay